HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid sokeeye oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay xaalada guud ee Somaliland iyo dagaalka laascanood isagoo sheegay in ay xaraan tahay in islaam la daadiyo iyadoo lagu jiro bil ramadaan.