WAJAALE NEWS

Safiirada Somaliland Ukala Fadhiya Dalalka Caalamka Oo Shir Uga Furay Magaalada Berbera.

BERBERA(W,N)-Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Ayaa Magaalada berbera ka furay shir ay iskugu yimaadeen wakiilada somaliland ufadhiya wadamada caalamka kaasi oo lagu lafo gurayo qaabkii iyo siyaasada somaliland ku waajahayso caalamka si ay uga midho dhaliso doonista shacabka somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version