HARGEISA(Wajaalenews);Guddoomiyaha 1-aad ee xisbiga Kulmiye mujaahid Maxamed Kaahin ayaa si kulul uga hadlay khilaafka ka taagan xisbiga isaga oo fariin wax ku qaadasho ah u diray xubno wasiiro ah oo uu ku sheegay inay dab ku ciyaarayaan. Halkan ka daawo muuqaalka isaga oo ka hadlaya arrimahan
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA OFFICE
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM