WAJAALE NEWS

Taliyaha Policeka Ee Saldhiga Degmada Tog Wajaale Cabdiraxmaan Cabdilahi (Cabdiraxmaan Hoos U Jeed) Ayaa Oo Beeniyay War Televisionka Horn Cable Laga Baahiyay.

Taliyaha degmada tog wajaale oo b0182 cabdirahman hoos u jeedTog Wajaale(Wajaalenews):-Taliyaha  Policeka Ee Saldhiga Degmada Tog Wajaale Laba Xidigle Cabdiraxmaan Cabdilahi Madar (Cabdiraxmaan Hoos U Jeed) Ayaa  Oo Beeniyay War Televisionka Horn Cable Laga Baahiyay Taliyaha  ayaa waxaba kama jiraan ku tilmaamay warkaas laga bahiyay televisionka horn cable war kaasi oo tibaaxayay in dhalinyyarada magaalada tog wajaale ay fawdo ku hayso dadka ka adeeganaya goobaha ganacsiyada   waxaa uuna sheegay in magaalada wajaale ay tahay mid amaankeedu daganyahay oo ayna jirin wax dhibaata ah oo haatan ka taagan.
Taliyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay inay aad ula tacalayaan dadka dahriibayaasha ah ee iskaga gooshaya xuduudka somaliland iyo Ethiopia waxa uuna intaas ku daray inay dadaal dheerada ka wadaan sidii ay u hakin lahaayeen dadka tahriibaya.

 

 

Halkan Guji Oo Ka  Dhagayso

 

 

 

 

Tog Wajaale Office/Somaliland
Email:habane00@gmail.com
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Abdirahman Habane

Exit mobile version