WAJAALE NEWS

Xildhibaan Mubaarik Xeel Dheere Oo Soo Bandhigay Sida Xilalkii Qaranku Madaxwayne Biixi Ugu Badiyay Beeshiisa

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mubaarik xeel dheere oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland laga soo doortay gobolka saaxil ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo sida aanay cadaalad u ahayn saami qabsiga xilalka dawlada taasi oo uu sheegay in uu dhan ka raran yahay islamarkaana uu madaxwaynuhu beeshiisa ubadiyay.

Exit mobile version