WAJAALE NEWS

Xildhibaan Mubaarik Xeeldheere Oo Xaal Iyo Raalin Galin Ba bixiyay Hadalo Deel Qaaf Ah Oo Uu Hore Ugu Weeraray xil Maxamed Abiib.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mubaarik xeel dheere oo kamid ah mudanayaasha kasoo baxay gobolka saaxil ayaa raali galin iyo xaal reer awdal iyo xildhibaan maxamed abiiba kasiiyay hadalo gaf oo uu hore ugu duray.

Arintan isku soo dhawaynta labadan xildhibaan iyo soo afjarida khilaafkooda ayaa waxaa ka shaqeeyay xildhibaan axmed ku cadeeye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version