BURCO(W,N)-Xildhibaan mubaarik xeel dheere oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada ayaa si kulul uga hadlay dil ka dhacay deegaan katirsan gobolka togdheer iyo sidii maamulka gobolka uga hawlgaleen falkaasi
Sidoo kale xildhibaan mubaarik ayaa maamulka gobolka togdheer gaar ahaan taliska ciidanka booliska ku eedeeyay in ay dad shacab ah xabad nool la dhaceen halkaasi oo uu ku eeriyooday hal qof islamarkaana ilaa hada aanay ka hadal maamulka gobolka togdheer.