WAJAALE NEWS

Maamulka Degmada Ibraahim koodbuur Oo Qalab Arimaha Nabadgalyada Ah Kala Wareegay Haayada Adams Smith!

HARGAYSA(W,N)-Maamulka degmada Ibraahim koodbuur ee caasimada hargaysa ayaa qalab loogu talo galay gudiyada nabadgalyada ee xaafada degmada kala wareegay haayada ingiriiska ah ee Adams Smith.

Waxaana munaasibada ay qalabkan kula wareegayeen ka hadlay maamulka degmada iyomasuuliyiin ka socda haayada iyo qaarkamid ah gudiyada nabadgalyada ee lasiiyay qalabkan.

 

Exit mobile version