TOG WAJAALE(W,N)-Ganacsade Xasan Ibraahim Geele oo kamid ah ganacsada magaalada wajaale ayaa cabasho xoogan ka muujiyay wadada halbolwaha ee magaalada wajaale oo mudo xidhan dhisme ay ku samaynaysay maamulka degmadu kaasi oo kala xidhay isku socodkii magaalada
Sidoo kale ganacsade dr xasan ayaa sheegay jeex jeexyada ay wada hareeraheeda ku sameeyeen maamulku oo xidhay ganacsigiisa islamarkaana ay fadhiisteen biyo xiligan ay ka dhalan karaan xanuuno halis ahi
Dhanka kale ganacsade xasan ayaa wasiirka arimaha gudaha ugu baaqay in uu wajaale deg deg usoo gaadho si uu u ogaado xaalada magaalada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;