WAJAALE NEWS

Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxay Xaalada Magaalada Laascanood!

LAASCANOOD(W.N)-Magaalada laascanood ayaa saaka ku waabariisatay dagaal iyo rasaas dhacays kadib markii ciidamo ka amar qaadayana garaad guud ee beelaha dhulba hante ay weerareen xarunta madaxtooyada laascanood iyo xeryaha ciidamada kaasi oo Sobobay khsaare dhimasho dad shacabka ah iyo askarka tirsan ciidamada

Dhanka kale waxaa halmar isku beegmay dagaal ay qaadeen iyo go,aamo kazoo baxay shirkii mudada magaalada laascanood uga socday garaadada

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version