WAJAALE NEWS

DAAWO: ROOB LAGU QABAWSADAY DAD IYO DUUNYABA OO CURTAY GOBOLKA GABILEY IYO NAWAAXIGEEDA.

Gabiley(Wajaalenews)  -Roob Saacado Badan Socday oo si wayn loogu qabawsaday ayaa maanta ka da’ay Gobolka Gabile Iyo Nawaaxigeeda , roobabkan oo ah bilawgii Gu’ga ayaa waxa ay yihiin raxmad Eebe oo si wayn loogu baahi qabay, isla markaana  raxmadan Eebe ayaa noqotay mid ay ku qabaw sadeen  dadka iyo duunyaduba.

Exit mobile version