Hargeysa (Wajaale News) – Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa maanta soo saartay natiijada kama dambaysta ah ee Fasaladda Afraad ee Dugsiyadda sare iyo 8-aad ee hoose dhexe.
Ku dhawaaqista natiijadan oo uu warbaahinta soo mariyay guddoomiyaha gudida Imtixaanka Daa?uud Axmed Faarax.
Fasaladda 4-aad waxa dalka oo dhan ugu sareeyay 10-kan arday kuwaas oo ay magacyadooda kala yihiin sidan
1. SOS HG Cabdisamad Suleymaan Xasan Maxamed Science 716
2. SOS HG Cabdifataax Cabdi Muuse Maxamed Science 713
3. Noradin 1 Hoodo Adan Muuse Cajab = 707
4. Noradin 1 Mustafe Sayid Jaamac Warsame = 691
5. SOS HG Maxamed Abdi Ibrahim Abdile = 690
6. Noradin 1 Asia Maxamed Ayuub Xasan = 688
7. SOS HG Abdifatah Muuse Adan Ubahle = 686
8. SOS HG Abdisalan Sa?ad Saed Mahomed = 683
9. SOS HG Sa?eed Khadar Abdiweli Aw saciid = 682
10 SOS HG Ayanle Cabdilaahi Ali Cilmi = 681
Dhinaca kale Fasaladda 8-aad ee dugsiyadda hoose dhexe ayaa waxa ugu sareeyay dalka oo dhan 10-kan arday.
1-Hoodo Khadar Jees Aadan oo ka socotay Iimaamu shaafici Maroodi jeex 617
2-Hibaaq Jaamac Omar Ahmed oo ka socotay Noradin Ee Maroodi Jeex 616
3-Yaxye Cabdi Cali Axmed Oo ka socday Alkhayr ee Maroodi jeex 615
4-Bashiir Cabdi Daahir Cilmi oo ka socday Qudhac dheer Maroodi jeex 613
5-amaal khaddar Abdi Aden oo ka socotay imaamushafici M.Jeex 608
6-Siciid Adan Abokor Awad oo ka socday SMART Togdheer 607
6-balqiis Maxamed Cabdi ahmed oo ka socotay Tomorrow M. jeex 607
8- Axlaam Cabdirisaaq Axmed Maxamed oo ka socotay Tomorrow 606
9-Mustafe Abdilahi Dahir Du?ale oo Ka socday Alkhayr M. Jeex 605
10-Nimco Qorane Maxamed Abdilahi Oo ka socotay Laanta Hawada 604
10- Sakariye Maxamed Cabdi Ali oo ka socday Geeska Afrika T-dheer 604
Wajaale News
Office Hargeysa/Somaliland
Hargeysa: Magacyadda Tobanka Arday Ee Ugu Sareeya Imtixaankii Shahaadiga Ah ee Fasaladda Afraad iyo 8-aad ee Dalka Oo Dhan