HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi ayaa shacabka Somaliland ka tacsiyadeedyay geerida Alle ha,unaxariistee Axmed xaaji cali Cadami oo xilal kala duwan kazoo qabtay Somaliland islamarkaaa kamid ahaa shakhsiyaadkii kazoo qayb qatay dhismihii dawlada Somaliland
Sidoo kale Gudoomiye maxamuud xaashi ayaa ka waramay taariikh nololeedkii marxuum Cadami.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;