Dallada siyaasada Dhallinyarada Somaliland Oo Lagu Taageeray Mudaharaad Ay Ku Baaqeen Kana Dhici DoonaTodobaadkan Gudihiisa Magaalada Hargeysa
Hargeysa(Wajaalenews) Dhallinyarada xaafadda Goljano ee Hargeysa ayaa cod dheer ku taageeray mudaharaad Salmi ah oo Maalinta Khaamista ka dhici doona magalada Hargeysa oo ay Icaamiyeen Dhallinta qaban qaabada Shirka dhalinyarada Somaliland ee lagu aasaasayo Dallada siyaasadda dhallinyarada somaliland ee dhawaan qabsoomi doona.
Waxaana dhallinyarada Xaafadda goljano ee Magaalada hargeysa sidaasi ku sheegeen baaq Taageero ah Oo ay Soo Saaren, Waxanu Udhignaa Sidan:-
Anagoo ah dhallinyarada xaafada Goljano waxanu taageersanahay mudaharaadka ay ku baaqeen dhalinyarada qabanqaabinaysa shirwaynaha dhallinyarada Somaliland oo dhici doona maalinta khamiista ee ay bishu tahay 06/11/2014, goobtuna waa dhakhtarka wayn ee magaalada hargeisa.
Markaanu aragnay boobka hantida guud ee qaranka lagu hayo sida iibka magtabada Gaandi liberari, iyo gurigii ay oxformtu ku jirijirtay ee xaafada goljano in mulkiyadiisii lagu wareejiyay wasiir xirsi waxaananu go,aansanay in si buuxda aanu ugusoo baxno mudaharaadka lagu baaqay.
Magacyada dhalinyarada
- Axmed maxamed Hassan
- Maxamed cabdi jaamac
- Maxamed nuur faarax
- Cali faarax xandule
- Maxamuud ibraahin xeef
- Muuse nuur jaamac
- Aadan axmed liibaan
- Cali aw axmed jaahuur
- Diini axmed diine
- c/raxmaan suudi aadan
- c/fataax axmed taani
- c/qani maxamed jaamac
- faarax nuuradiin aadan
- saynab maxamed cigaal
- suhuur ilyaas cabdiraxmaan
- layla axmed buuni
- manaar caydruus haybe
- muuna maxamed gahayr
- muuna c/casiis muumin
- maryan axmed kawniin
- ilhaan maxamed xaaji aadan
WAJAALENEWS DESK
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM