CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka reer Somaliland ee dalka dibadiisa ku dhaqan islamarkaana kamid ahaa mujaahidiintii doorka ka qaatay halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa ka hadlay duulaanka lagu soo qaaday Somaliland iyo cida dabada ka riixaysa rabshadaha ka socda gobolka sool xaruntiisa laascanood
Sidoo kale Prof Meecaad ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in ay meel uga soo wada jeestaan ilaalinta qarannimada Somaliland
Dhanka kale Prof Ibraahim meecaad ayaa fariin udiray shacabka gobolka sool iyo garaadada danaha qarsoon ee abaabulaya dagaal iyo colaada.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;