Prof Ibraahim Meecaad Oo Fashiliyay Cida Duulaanka Kusoo Qaaday Gobolka Sool Iyo Ujeedada Ka Danbaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Ibraahim Meecaad Oo Fashiliyay Cida Duulaanka Kusoo Qaaday Gobolka Sool Iyo Ujeedada Ka Danbaysa.
February 10, 2023 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka reer Somaliland ee dalka dibadiisa ku dhaqan islamarkaana kamid ahaa mujaahidiintii doorka  ka qaatay halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa ka hadlay duulaanka lagu soo qaaday Somaliland iyo cida dabada ka riixaysa rabshadaha ka socda gobolka sool xaruntiisa laascanood

Sidoo kale Prof Meecaad ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in ay meel uga soo wada jeestaan ilaalinta qarannimada Somaliland

Dhanka kale Prof Ibraahim meecaad ayaa fariin udiray shacabka gobolka sool iyo garaadada danaha qarsoon ee abaabulaya dagaal iyo colaada.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS