BURCO(W,N)-Siyaasi Maxamed cabdi Jaamac Dhimbiil oo ah Aqoonyahan ka faalooda siyaasada geeska iyo guud ahaan ta Somaliland ayaa ka hadlay dagaalka ka taagan magaalada laascanood iyo cida leh masuuliyadeeda
Sidoo kale siyaasi Maxamed Dhimbiil ayaa sheegay hadii Somaliland burburto in wadamada geeska oo dhami burburayaan islamarkaana aan la garan Karin halka ay u danbayn doonto mustaqbalka geeska Africa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;