HARGAYSA(W,N) Prof Axmed Ismaaciil Samater iyo Cali Khaliif Galaydh oo kamida Aqoonyahanka reer Somaliland mudooyinkii udanbeeyay dood cilmiyeedyo kala duwan ku qabanayay magaalooyinka somaliland kuwaasi oo dhalinyarada dalku aad uxiisaynayeen ayaa loo ogolaaday in ay dood kale ku qabtaan magaalada boorama ee gobolka awdal oo hore loo sheegay in ay xukuumadu udiiday in ay ku qabtaan
Midkamida ah aqoonyahan gobolka awdal eek u hawlan qaban qaabada munaasibadan ayaa shaaciyay in ay maamulka gobolku ogolaadeen islamarkaana la qaban doono afarta bisha
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;