WAJAALE NEWS

DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Hada Shaacisay Magaca Shirkadii Dalka Keentay Shidaalka Wasakhaysan Iyo Qadarka Lacagta Ganaaxa Ah Ee la Dul Dhigay.

Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland ayaa Hada si rasmiya u shaaciyay magaca Shirkadii Keentay Shidaalka Wasakhaysan Oo khasaaraha balaadhan gaadhsiiyay gadiidka shacabku reer somaliland wataan .

Sidoo kale wasiirka wasaarada ganacsiga ayaa ganaax adag dul dhigay shirkada maamusha mishiinka shaybaadhka shidaalka ee Berbera.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

https://youtu.be/BghQDDv9TJU

Exit mobile version