GABILEY WAJAALENEWS Waxaa maalmihii u danbeeyay howlgal madhalaysa kawada magaalada kalabaydh maamulka dawlada hoose ee gabiley hawlgalkan oo ahaa qowda maqashii waxna howqaban islamrkaan cagaf lagaliyay meelo aan wado ahayn ay cagAF galiyeen,
Dadwaynaha reer kalabaydh ayaa diidmo kala hormiyid iyagoo sheegay golaha deegaanka eegabiley aanay waxqabad daayoo ay hadimo ula yimaadeen waxana dhexmaray gacanka hadal ah dadka iyo ciidamo farabadan oo ay wateen
Golaha deegaanka ee gabiley iyo maamulkoda ayaad moodaan in ay ku hungoobeen dadkii soodortay ayna ku sifoobeen qaar iyo isku maqan, cashuurtii danyartana hadba cid kulaa luushaya,
Mudooyinkii udanbaysay ayaa moodaa in bulshada reer gabiley muujinayaan in ku hungoobeen golihii deenka ee cusbaa
MASUULINYIINTA OO U MAAYIRKU UGU HOREEYA ARINYTA KALA KULANTAY REER KALABAYDH OO AAN HAYSAY ADEEGYADA AAS AASIGA AH ,
WXAYNA KUCABAYAAN IN AY SHAQADA WADAYAAN HADII XATAA LALA DAGAALAMO HALKAN KADAAWO HADALKII MASUULIYIINTA DAWLADA HOOSE EE GABILEY
http://youtu.be/-M5rT6svpNY
WAJAALENEWS DESK
GABILEY OFFICE