GABILEY(W,N)-Guud ahaan gobolka gabiley ayay maanta diwaangalinta codbixiyayaasha sirasmi ah uga bilaabantay 8goobood oo laagu talo galay in la dhigo sanaaduuqda diwaangalinta codbixiyayaasha
Masuuliyiin xukuumada ka socda,maamulka gobolka ka degmada iyo xildhibaano katirsan golaha wakiilada ayaa kormeer indho indhayn ah kusoo maray gobahaasi kuwaasi oo bulshada reer gabiley ku baraarujiyay in ay qaataan kaadhka codbixinta.