WAJAALE NEWS

War Deg Dega; DAAWO ;Xubno ka Mid ah Hogaanka Xisbiga Kulmiye Gudida fulinta Iyo Musharaxiinta Xisbiga oo ka Hadlay Mawqifkooda Ku Aadan Qaybinta Kaadhaadhka Golaha Dhexe.

HARGAYSA(Wajaalenews) Khilaafkii Xisbiga kulmiye oo u Muuqda mid sii xogaysanaya iyo  shir uga socday labadii habeen Eeu danbaysay Murashixiinta xisbiga kulmiye +xubno kamida hogaanka iyo gudida fulinta oo laga soo saaray go,aamo hordhaca

Waxaa maalinba maalinta ka   danbaysa sii xoogaysanaya  khilaafka xisbiga kulmiye oo xiligan u muuqda mid qarka usaaran in burbur ka dhaco

Waxaa labadii Habeen ugu danbeeyay shirar doceedyo uga socdeen hotel maansoor qarkamida murashixinta ku loolamaya xisbigka kulmiye aqlabiyada golaha  fulinta ee xisbiga ,wasiiro iyo xubno kale oo muhiima kuwaasi oo dhamaan ka biyo diidsan dhawaaqii xoghayaha guud e xisbigu ku wargliyay in ay soo doontaa golaha dhexe khaadhadhkii.

Arintaasi ayaa dareen xoogan waxa kaga horyimid xubnaha doonaya in ay utartamaan murashaxa xisbiga oo ku tilmaamay in aanay noqonayn cadaalad

Mudo kadib shir ay kujireen Xubnahani ayaa waxaa warbaahinta la hadlay

Gudomiye Kuxigeenka Sedexdan ee xisbiga Maxamed Yuusuf Waabeeye ku sugnaa hoteel maansoo oo ahayd meesha shirku uga socday.Isagoo arimahaa ka hadlayana wuxu yidhi.

Waxaan labadii haben u danbayey lahayd shirar aanu kaga arinsanaya dhawaaqa kasoo baxay xogahaya xisbiga anagoo donayna in la helo meel si dhexdhexaada loogu tartamo cidgaara ahi aanay afduuban waxaanu isla garanay in maalinta sabtida ah aanu si balaadhan  uga hadal arimahaasi

Mar wax laga waydiiyay kulan ay murashixiinta xisbiga ee diidan oqrshahan la yeesheen madaxwayne ku xigeenka ayaa wuxu yidhi madaxwayne kuxigeenka ayaa u yeedhay sedex murashax kolay wixii ay kawada hadleena iygaa la waydiin

 

Si kastaba ha ahatee hirdanka xisbiga kulmiye ayaa galay mar xalad adag taasi oo laga cabsi qabo in ay sobabto burbur iyo kala fogaansho bulshada kala taageeraysa xunaha ku loolamaya xisbgiga gudihiisa

Waxaana laga dareemayay madshan shirku uga socday garabka kamida garaba ku hirdamaya xisbIga in ay gaah wareegayeen Taageerayaasha Muuse Biixi oo u muuqda kuwo qorshaynaya in ay sameeyaan rabshado lagu cabsi galinayo  kooxaha kasoo horjeeda doonista Gudomiye Muuse oo xiligan u muuqda in uu ku Mashquulay shirarka qabiilka iyo dabaal dega Casuumadaha aan la hubin guushooda.

 

Exit mobile version