WAJAALE NEWS

Maamulka Gobolka Daad Madheedh Oo Ka Hadlay Dad Ku Sumoobay Deegaano Gobolka Katirsan Iyo Fariinta Ay Bulshada Udireen.

OODWAYNE(W,N)-Badhasaabka gobolka daad madheedh iyo taliska ciidanka ee gobolka ayaa ka hadlay dad ugeeriyooday sun ay ku sumoobeen deegaano gobolka katirsan

Maamulka ayaa sheegay in ay suntan  ooh al qof ku geeriyooday ay tahay sun beeraha loogu talo galay taasi oo ah mid halis ku ah dadka.

 

Exit mobile version