WAJAALE NEWS

Prof Samater Oo Kulan La Qaatay Madaxdhaqameedka Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley.

GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka hilaac prof axmed ismaaciil samater ayaa kulan  la qaatay waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaaalda gabiley.

Kulankan reer gabiley iyo prof samater ayaa daarnaa sidii ay uga wadatashan lahaayeen xaaladaha siyaasadeed ee dalka iyo tabashada ururka hilaac ka qabo doorashada laysa saaray,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version