WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo lalayeeshay Mustafe Qodax Iyo Xogwaranka Geedii Siyaasadeed Ee Hargaysa Ilaa Muqdisho.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Musatfe Qodax Oo Katirsaa xildhibaanada aqalka sare Ee somaliya oo uu dhawaan iscasilay kadibna cafis uu soo Waydiistay somaliland ku jooga magaalada hargasya ayaa Lalayeeshay waraysi dhinacyo badan la xidhiidha

Sidoo kale mustafe qodax ayaa ka xog waramay geedii siyaasadeed ee muqdisho ilaa hargaysa iyo dhacdooyinkii uu la kulmay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

https://youtu.be/72OK5e3DhOc

Exit mobile version