LAASCANOOD(W,N)-Gudoomiye ku xigeenka gobolka Sool Garyaqaan Maxamed Aadan ayaa iska casiley xilkii uu ka hayey gobolka Sool .
Waxaa uu sheegay in ay ku fashilmeen wax ka qabashada dilalka kusoo badanaaya Laascaanood.
Shacabka gobolka Sool ayuu ugu baaqay in ay tashadaan.