GABILEY(W,N) Khilaaf dhinaca maamulka degmooyinka ah ayaa mudooyinkii udanbeeyay udhexeeya maamulka degmooyinka Arabsiyo iyo Allaybaday kaasi oo salka ku haya dhinaca xuduuda.
Madaxdhaqameedka gobolka gabiley ayaa khilaafkaasi ku eedeeyay wasaarada arimaha gudaha oo ay sheegeen in ay shaqadeedii gabtay tahayna ka ugu liidata wasaaradaha xukuumada madaxwayne biixi
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;