Hargeysa(W.N): Wasiirkii Hore Ee wasaarada maaliyada Cabdi Casiis Muxumed Samaale Oo ah aasaasayaashii xisbiga kulmiye ayaa maanta Mar Uu ka hadlayay shir jaraa,id oo ay wada qabteen labada xisbi ee kulmiye iyo ucid .waxaa su,aalo waydiiyey saxaafada islamarkaana samaale ayaa ka bixiyey jawaabo adag oo waafiya.
Halkan Hoose Ka Daawo:
https://youtu.be/OwVND8C6X14