WAJAALE NEWS

Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Shacabka Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Goobaha Diwaangalinta Ee Gobolka Gabiley Iyo Fariinta Uu Udiray Bulshada!

GABILEY(W,N)-Gudoomiye Kuxigeenka Ururka shacabka Somaliland ee SPP Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi “Timo” ayaa kormeer uu ugu kuurgalayo sida ay usocoto diwaangalinta codbixiyayaasha kusoo maray goobaha diwaangalinta ee gobolka gabiley gaar ahaan kuwo gudaha magaalada

Sidoo kale Gudoomiye kuxigeenka Ururka SPP Ayaa shacabka reer gabiley ugu baaqay in ay isdiwaangalinayaan taasi oo muhiim u ah sidii ay ujaangayn lahaayeen rabitaankooga madaamada dastuurku xaq usiiyay muwaadiniinta in ay jaangooyaan masiirkooga wax ku doortaan marka ay timaado doorasho,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version