|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Shacabka Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Goobaha Diwaangalinta Ee Gobolka Gabiley Iyo Fariinta Uu Udiray Bulshada!
December 28, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Gudoomiye Kuxigeenka Ururka shacabka Somaliland ee SPP Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi “Timo” ayaa kormeer uu ugu kuurgalayo sida ay usocoto diwaangalinta codbixiyayaasha kusoo maray goobaha diwaangalinta ee gobolka gabiley gaar ahaan kuwo gudaha magaalada Sidoo kale Gudoomiye kuxigeenka Ururka SPP Ayaa shacabka reer gabiley ugu baaqay in ay isdiwaangalinayaan taasi oo muhiim u ah sidii ay ujaangayn lahaayeen rabitaankooga madaamada dastuurku xaq usiiyay muwaadiniinta in ay jaangooyaan masiirkooga wax ku doortaan marka ay timaado doorasho, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO ; Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Haaya'ada Shaqaalaha Oo Ka Sheekeeyey Maraaxilkii Ay Isla So... Daawo:Gudiga Doorashooyinka Somaliland Oo Shaaciyay Waqtiga Ay Qabsoomaso Doorashada Madaxtooyada So... Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Ucid Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Inay Kaligeed Isku Koobtay Guddida Wada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|