Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dib-u-dejinta iyo arrimaha bani’aadannimada JSL, Mudane Cabdiraxmaan shidde bille iyo Agaasimaha Guud Mudane Mukhtaar Cabdi Jaamac (Baaxo) ayaa safar shaqo ku Tagay Magaalo madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama.
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiir Kuxigeenka Dib Udajinta Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama
