WAJAALE NEWS

Ex Komishaneer Kaltuun Sh, Xasan Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamtay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiirka Waxbarashada

HARGAYSA(W,N)-Kaltuun sheikh xasan oo kamid ahayd komishankii hore ee doorashooyinka Somaliland ee qabtay doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiilada ayaa jawaab ka bixisay hadal dhawaan kazoo yeedhay wasiirka waxbarashada toorno oo isagu ku eedeyay in ay siidaayeen musharixiin shahadadoodu been abuur ahayd

Sidoo kale komishaneer kaltuun sheikh xasan ayaa hadal wasiirka waxbarashada ku tilmaamtay mid fadeexad ku ah haayadaha dawlada islamarkaana uu ku deg degay hadalkan.

Dhanka kale marwo kaltuun ayaa ka warbixisay shir muhiim ah oo ay kaga qaybgashay dalka Kenya.

 

 

Exit mobile version