|
|||||
WAJAALE NEWS
Ex Komishaneer Kaltuun Sh, Xasan Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamtay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiirka Waxbarashada
December 10, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Kaltuun sheikh xasan oo kamid ahayd komishankii hore ee doorashooyinka Somaliland ee qabtay doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiilada ayaa jawaab ka bixisay hadal dhawaan kazoo yeedhay wasiirka waxbarashada toorno oo isagu ku eedeyay in ay siidaayeen musharixiin shahadadoodu been abuur ahayd Sidoo kale komishaneer kaltuun sheikh xasan ayaa hadal wasiirka waxbarashada ku tilmaamtay mid fadeexad ku ah haayadaha dawlada islamarkaana uu ku deg degay hadalkan. Dhanka kale marwo kaltuun ayaa ka warbixisay shir muhiim ah oo ay kaga qaybgashay dalka Kenya.
Related posts:Laba Nin Oo ilma adeer Ahi, Shaanbad Ay Iskugu Mudo Kordhiyaan, Oo Waliba Raq Ahi, Dalkani Maqaadi K... Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Ucid Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Inay Kaligeed Isku Koobtay Guddida Wada... DAAWO; Dib Umilicso Hadaladii Madaxwaynaha Cusub Ee DDSI Oo Shacabka Ugu Baaqaya In Ay Kacdoono Sam... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|