AGABAR(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha jsl iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada degmada agabar ee gobolka gabiley
Waxaana wafti wasiirka weheliyay badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley,xildhibaan aadan jaamac xadi “mideeye” oo katirsan golaha deegaanka hargaysa iyo masuuliyiin kale.