WAJAALE NEWS

Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Sida Uu U Arko Xadhiga Xukuumadu Kula Kacdo Suxufiyiinta.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka warfaafinta jsl saleebaan cali koore oo maanta ka qaybgalay xuska maalinta saxaafada Somaliland kaasi oo ay ururka solja kusoo bandhigeen tirade suxufiyiintii xukuumadu xidhay iyo tacadiyada kale ee ay kula kacday warbaahinta madaxa banana ayaa ka hadlay sida uu u arko xadhiga xukuumada uu u afhayeenka yahay ku hayso warbaahinta,

 

Exit mobile version