WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxwaynaha Jsl Oo ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Xaaji Cabdi Waraabe.

Hargaysa(W,N) Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi iyo ku manaan kamid ah shacabka somaliland ayaa k aqaybgalay aas qaran oo loo sameeyay marxuum xaaji cabdi waraabe oo kamid ahaa golaha guurtida somaliland

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

 

Exit mobile version