HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta rartay kaantaroolada caasimada hargaysa ee sallaxley kaasi oo la geeyay goob cusub islamarkaana ay caasimadu xukumi doonto deegaamo cusub ooh ore uga mid ahaa degmada sallaxley.
Masuuliyiin xukuumada katirsan oo iskugu jira wasiiro iyo agaasimayaal uu weheliyo maayarka caasimada hargaysa ayaa ka hadlay ujeedada loo raray kaantaroolka iyadoo la rari doonan kuwo kale
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;