WAJAALE NEWS

Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Xili Uu Dhaliilayay Xisbiga Waddani, Su,aal laga Wadiiyay Lacagta Covid19 Ee Wasaaradu Ka Qaado Dadka Dhoofaya Ku Haftay!

HARGAYSA(W.N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka somaliland xasan gaafadhi ayaa eedo culus ujeediyay madaxda xisbiga waddani oo maalintii shalay booqday dadka xanuunka xumada ujiifa dhakhtarka hargaysa oo ay ka dayriyeen xaalada daryeel ee dhakhtarka

Sidoo kale wasiirka xasan gaafadhi oo guda jira dhaliisha xisbiyada mucaaridka ayaa su,aal laga waydiiyay 45$ ee wasaarada caafimaadka ka qaado dadka dhoofaya oo caalamku joojiyeen ayaa tahli kari waayay in uu jawaab ka bixiyo isagoo sheegay in markale la waydiiyo su,aashaa!

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

 

Exit mobile version