Hargaysa(W,N)- Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo wakhtigan ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ku eedeeyey inuu Qori Dable la wareegayo oo uu Qabiil iyo Beelo u kala qaybinayo Beelaha Somaliland wada dega. Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis waxaa uu sidaasi ku sheegay mar uu maanta la hadlayay warbaahinta isagoo dalka dibadiisa ka soo laabtay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye: Xamse Jirde