WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jsl,

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga somaliland Xasan Gaafaadhi ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu kaga warbixinayo waxyaabhii u qabsoomay wasaarada

Dhanka kale wasiir gaafaadhi ayaa jawaabo ka bixiyay dhaliilo loo soo jeediyay wasaaradiisa iyo sida ay uhubiyaan caafimaadka xoolaha dhoofaya iyo kuwa dalka lagu soo celiyo.

Sidoo kale Wasiir gaafaadhi ayaa haayad laga qaaday goobta lagu kaydiyo kaluunka ku eedeyay in ay iyadu abaabushay dadka kacabanayay arintaasi.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN;

 

Exit mobile version