|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jsl,
November 15, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga somaliland Xasan Gaafaadhi ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu kaga warbixinayo waxyaabhii u qabsoomay wasaarada Dhanka kale wasiir gaafaadhi ayaa jawaabo ka bixiyay dhaliilo loo soo jeediyay wasaaradiisa iyo sida ay uhubiyaan caafimaadka xoolaha dhoofaya iyo kuwa dalka lagu soo celiyo. Sidoo kale Wasiir gaafaadhi ayaa haayad laga qaaday goobta lagu kaydiyo kaluunka ku eedeyay in ay iyadu abaabushay dadka kacabanayay arintaasi. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN;
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|