HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan timo jilic oo katirsan Gudi Hoosaadka dabagalka ee goaha wakiilada ayaa soo bandhigay liiska wasaarada iyo haayadaha dawlada ee shacabka ka qaada lacagaha sharci darada kuwaasi oo uu sheegay in aan dib looga qaadi doonin.