HARGAYSA(W,N)-Waftigii uu hogaaminayay wasiirka armaha dibada jsl ayaa maanta dalka dib ugu soo guryo noqday iyadoo lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada Somaliland
Wasiirka wasarada arimaha dibada Dr Kayd ayaa faah faahin ka bixiyay safarka ay ku tageen tiawan iyo heshiishyo kala duwan oo ay lasoo galeen.