Waftigii Somaliland Ee Safarka Ugu Maqnaa Taiwan Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Warbixiyay Waxyaabaha Usoo Qabsoomay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Somaliland Ee Safarka Ugu Maqnaa Taiwan Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Warbixiyay Waxyaabaha Usoo Qabsoomay.
February 14, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Waftigii uu hogaaminayay wasiirka armaha dibada jsl ayaa maanta dalka dib ugu soo guryo noqday iyadoo lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada Somaliland

Wasiirka wasarada arimaha dibada Dr Kayd ayaa faah faahin ka bixiyay safarka ay ku tageen tiawan iyo heshiishyo kala duwan oo ay lasoo galeen.

 

COMMENTS
LINKS