HARGAYSA(W,N-Afhayeenka ciidamada laanta socdaalka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay dad ajaanib ah oo ay soo xidh xidheen kuwaasi oo samaystay waraaqo been abuur ah oo ay dalka ku joogayeen.
Sidoo kale Afhayeenka ciidanka laanta socdaalka ayaa fariin udiray shirkadaha dadka ajaanibka dalka keena.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;