HARGAYSA(W,N)-Gudida joogtada ah ee golaha guurtida somaliland ayaa maanta kulan la qaatay taliyaha ciidanka laanta socdaalka iyaga oo ka xogwaraystay xaaladaha guud ee dalka iyo qorshaha uga yaala dadka dalka laga saarayo ee aan udhalan Somaliland
Sidoo kale taliyaha laanta socdaal Gen dayib iyo xubno kamid gudida ayaa ka warbixiyay ujeedada kulan iyo waxyaabaha ay ka wada hadleen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;