HARGAYSA(W,N)-Ciidanka laanta socdaalka somailand ayaa gacanka kusoo dhigay sedex nin oo ajaanib ah kuwaasi oo dalka gudihiisa ku samaynayay lacago been abuur iyo foojari ah,
Tliyaha ciidaanka laanka socdaalka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay sedex nine e ay soo qaybteen iyo qalabkii ay wax ku farsamayanayeenba.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;