WAJAALE NEWS

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Digtay In La Taageero Kooxda Somaaliya Iyo Fariinta Ay Udirtay Shacabka!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali suufi jibriil ayaa ka digay in shacabka Somaliland gudaha dalka ka taageeraan kooxda kubada cagta ee Soomaliya.

Sidoo kale wasiirka ayaa fariin udiray dadka baraha bulshada waxwalba ku faafiya.

 

 

Exit mobile version