Xukuumadda Somaliland Oo Ka Digtay In La Taageero Kooxda Somaaliya Iyo Fariinta Ay Udirtay Shacabka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Digtay In La Taageero Kooxda Somaaliya Iyo Fariinta Ay Udirtay Shacabka!
October 16, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali suufi jibriil ayaa ka digay in shacabka Somaliland gudaha dalka ka taageeraan kooxda kubada cagta ee Soomaliya.

Sidoo kale wasiirka ayaa fariin udiray dadka baraha bulshada waxwalba ku faafiya.

 

 

COMMENTS
LINKS