HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland cabdixakiim siciid bustaale ayaa jawaab cad ka bixiyay qoraal kazoo baxay wasaarada waxbarashada somaliya oo deeq barasho ay Somaliland kula sintay maamul goboleedyada somaliya taasi oo uu ku gacan saydha sheegayna in aanay Somaliland maamulka somaliya marti uga hayn deeqaha waxbarasho ee ay dalalka caalamku bixiyaan.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;